Hamda Hussein

Rejo

£25.00

Buugani saddex barasho ayuu hal mar ina haleelsiinayaa oo ina deeqsiinayaa. Waxa uu hal mar ina jeclaysiinayaa oo ina barayaa diinta Islaamka iyo cilmiga nafsiga (Psychology) labadaba. U ma se soo dhigayo laba cilmi oo barbarro ah ama isbarbar socda, sida dad badan moodaan. Bal gundhiggu waa aayadaha kitaabka Quraanka iyo qowlka Rasuulka (scws). Xaqiiqooyinka cilmiga nafsiga ayey qoraaga buuggani ku sal-aroorinaysaa diinta Islaamka. Cilmi aduunyo iyo cilmi diineed baa labada ba buuggan, loogu aroori karaa oo laga kasban karaa.

 

Rashiid Sheekh Cabdillaahi (Gadhweyne)

 

Rejo

 

This book serves as a beacon of light, illuminating the darkest corners of despair and showing us that there is always a glimmer of hope, no matter how difficult our circumstances may be. Through captivating storytelling and profound wisdom, Rejo gently cradles our wounded spirits and reminds us of our inherent resilience.

Category:
Scroll to Top