top of page
Podcast
Podcast kan waxaan baahiyaa todobaadkii hal mar galab kasta oo jimce ah marka ay saacadda Uk tahay 18:30 oo ku beegan 21:30 saacadda barige Africa, ujeedkiisu waa inuu maanka cariyo, maskaxda u wehelyeelo isla markaana ku abuuro raysasho iyo raalli-ahaanshiyo gudeed cidkasta oo dhegta u dhigta.
bottom of page